Musharax Madaxweyne Cali Xaaji oo Hambalyo iyo dar daarba udiray Baarlamaanka Puntland (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji oo Hambalyo iyo dar daarba udiray Baarlamaanka  Puntland (dhegayso)

Musharax madaxweyne Puntland 219 Cali Xaaji Warsame ayaa baaq iyo dardaaranba u diray Xildhibaanada cusub ee Puntland oo goor sii horaysay lagu dhawaaqay .

Waxa uu  Xildhibaanada ugu baaqay in ay u hiiliyaan rabitaan shacbak  maadaama ay codkooda waliil uga yihiin wuxuuna Alle uga baryay in howsha loo igmaday uu la garab galo .

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com