Hoolka Baarlamaanka dowladda Puntland waxaa ka socoda maanta doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo Kuxigeenadiisa .
Xildhibaanada 66 ka ah ee Puntland ayaa dhagaysanaya Qudbadaha musharaxiinta u taagan jagada Gudoomiyaha iyo kuxigeenadisa .
Amaanka hoolka Baarlamaanka iyo wadooyinka soo gala ayaa aad loo adkeeyay .
8 Janaayo oo ku beegan maalinimo Talaado ah ayaa la dooran doonaa sidoo kale Madaxweynaha iyo kuxigenkiisa .
Halkan ka daawo.
Posted by Radio Daljir on Thursday, January 3, 2019
COMMENTS