Afkaar-ururin doorashada Madaxweynaha Puntland: Yaad maanta Madaxweyne Puntland ugu codeysay? (dhegayso)

Afkaar-ururin doorashada Madaxweynaha Puntland: Yaad maanta Madaxweyne Puntland ugu codeysay? (dhegayso)

Waa AFKAAR-URURIN BULSHO, waa barnaamij gaar ah oo aan ku aruruneyno afkaarta shacabka Puntland iyo haddii maanta doorashadu ahaan lahayd qof iyo cod, cidda ay codkooda siin lahaayeen.

Waxaa inoo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim oo maanta ku sugan istudiyaha Daljir Garoowe.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com