Saaka & Dunida iyo Madaxweyne Dooran Datoor Siciid Cabdullaahi Deni, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Madaxweyne Dooran Datoor Siciid Cabdullaahi Deni, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar dal iyo dibad naga soo gaaray iyo waliba doorashada Madaxweyne Datoor Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Kuxigeen Axmed Karaash. Maxay se yihiin caqabadaha maanta horyaal.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com