Waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug oo cabanaya (dhegayso)

Waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug oo cabanaya (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka degmadda Towfiiq ee gobalka Mudug oo maanta xiriir lasoo sameyeey radio daljir ayaa sheegay inay ka cabanayaan wax qabad la’aan iyo degmadda oo an haysan goobo waxbarasho iyo mid caafimaadba.

Xukumadda cusub ee madaxweyne siciid cabdulaahi deni ayay u direen fariin u aadan in degmadooda ilgaar ah lagu eego lagana caawiyo baahiya ay ka cabanayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com