Guddoomiyaha gobolka GaradFuu Maxamuud Axmed Ceynab oo maanta Waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay wafdi ka socday dowladda Puntland iyo Hay’add Mareykan ah oo u kuur galaysay baahiyaha ka jira gobolka isgoona sheegay in ay ka balan qaadeen mashaariic hor umarineed oo laga hirgalinayo degmada Caluula iyo deegaanada hoos yimaada .
COMMENTS