Axad, May 24, 2015 (Daljir) — Waxaa maanta xabsiga laga soo daayay agaasimihii Idaacadda DAljir ee GArowe Cabduraxam Xuseen Xasan Gaardi iyo wariye Jamaal FAarax Aadan oo shalay ay ciidamada amniga Puntland xabsiga dhigeen. Ururada saxaafadda Soomaaliya iyo kuwa caalami ah ayaa dhaliilay xadhigan labada wariye.
Somaaliya ayaa kamid ah meelaha ugu qatarta badan adddunka oo ay wariyayashu ka howl-galaan ,waxaana sanadihii la soo dhaafay siyaabo kala duwan loo beegsaday wariyayaal howlahoodi shaqo ku guda jira.
Filo Faah-faahin Dheeri ah
COMMENTS