Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaaji C/laahi oo shalay soo gaaray magaalada Garoowe ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland Sicid C/laahi Deni.
kulanka ay wada qaateen Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ahaa mid kala war qaadasho ah iyo soo dhawaynta wafdiga .
Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa sidookale Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Soomaaliya .
Sawiro.
COMMENTS