Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe lagu soo dhaweyeey (Sawiro)

Axmed ducaale geele Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa galabta lagu soo dhaweyeey Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxaana uu ka qayb gali doona maalinta berrito ah caleemasarka madaxda Puntland.

Hoos kadaawo sawiradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com