Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyay dib u heshiisiinta gogoshiisa taalo Garoowe (dhegayso)

Shacabka Soomaaliyeed oo bogaadiyay dib u heshiisiinta gogoshiisa taalo Garoowe (dhegayso)

Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey shirka dib u heshiisiinta ee gogoshiisa la dhigay Garoowe, kaasi oo ah mid heer qaran ah.

Shirkan ayaa waxaa ku taliyay madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxaana ka aqbalay madaxwaynaha Puntland.

Hoos kadhegayso aragtida shacabka ee barnaamijka Muuqaalka Bulshada Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com