Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya. (Daawo)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti balaadhan oo uu gogaaminayey.

Sagootinta weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliyeed ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland iyo ku-xigeennadiisa, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tilmaamay in dowladda Puntland iyo shacabkeedaba si sharaf iyo wanaag ku jiro ku sagootinayaan Madaxweynahooda ummadda Soomaaliyeed,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com