Sida saraakil Cisbitaalka Boosaaso ka tirsan oo Radio daljir la hadlay ay no xaqiijiyeen waxaa gordhawyd geeriyooday Cabdulaahi oo ahaa ninkii ka dambeyeey dilkii Maamulihii P&O port ee ay usoo wakiilatay Maamulida dekadda Boosaso.
Muqaal maanta laga soo dubay ninkaas oo ka tirsana Alshabaab ayaa u ekaa mid dhawaac ah isago maanta ciidamada Amaanka ay ka dhawaceen gacanta.
Muqaalka laga duubay Geeridiisa kahor
Balse dhimashadda Cabdulaahi ayaa u eeg mid qorshaysan maadama uu ahaa dhaawaca Cabdulaahi mid sahlan Xabaduna kaga dhacday Gacanta.
Wixii kusoo kordha Lasoco
COMMENTS