Maamulka degmada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa amaro ka soo saaray maaanta dhulalka la kala gato iyadoo aysan la socodsiinin shacabka waaxda dhulka ee dowladda hoose ee degmada Garoowe.
maamulka ayaa sidookale waxa uu amar ku bixiyey in aan la dhisi karin dhul aan fasax looga haysan dowladda hoose.
Xoghayaha dowladda hoose ee caasimadda Puntland Maxamuud Cali Xasan ayaa arimahaas waxa uu uga waramay wariyahab Daljir ee Garoowe Jaamac Cabdiraxmaan Axmed .
COMMENTS