DHAGAYSO: Barcelona oo Markii Shanaad ku Guulaystay koobka Horyaalada Qaaradda Yurub

Axad, Juun 07, 2015 (Daljir) — FC Barcelona markeedii 5-aad ayay ku guuleesatay koobka horyaalada Yurub waxayna noqotay naadigii 5-aad ee 5-jeer ku guuleesato koobkan.
 
Waxaa horey 5-jeer iyo ka badan tartankan ugu guuleesteen kooxaha (Real Madrid, AC Milan, Bayern Munich iyo Liverpool).
 
Marka laga hadlaayo sida tartankan loogu bixiyay UEFA Champions League waxay Barcelona noqotay naadigii labaad ee 4-jeer ku guuleesato kaliya Real Madrid ayaa la mid ah.
 
Wariye Jaamac Abdurahmaan ayaa warbixin xiisa badan nooga diyaariyay.
 
Dhagayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com