Ilaa iyo in ka badan 30 xubnood oo katirsan kooxda Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ay ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen gobolka jubada hoose waxaan ku dhaawacmay tiro intaasi kabadan
Duqeyntan ayaa timid kadib markii kooxda Al-shabaab weerar qorshaysnaa ay ku soo qaadeen xero ciidamada Jublanad ay ku lahaayeen duleedka deegaanada Araare, Kobon iyo Muuse Xaaji.
Sarkaal uhadlay ciidamada Jubaland ayaa sheegay in weerarka Al-shabaab markii horeba ay ka sii feejignaayeen .
wararkii ugu dambeeyay duqeyntan iyo khasaarihii ka dhashay waxaa warbixintan ka diyaariyay wariye Xasan Heykal.
Dhegayso.
COMMENTS