DHAGAYSO: Hawlgalo Amni sugid ah oo ka socda Magaalada Garoowe

Isniin, Juun 22, 2015 (Daljir)_Saaka illaa galabnimadii shalay  waxaa Garoowe dhexdeeda laga maqlyay daryanka rasaas kale nooc ah, taasi oo si wayn looga maqlyay guud ahaanba xaafada magaalada. 
 
Guddoomiyaha gobolka Nuugaal C/llaahi Aw-Ciise  oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka waramay hawlgalka socda. Wuxuuna sheegay in rasaastu ay si khaldan u dhaceen.
 
Guddoomiyuhu wuxuu si kulul u sheegay in ammaanka aanan cidna looga haybaysanaynin, isla markaan ay sii soconayaan hawlgalada amni ee ka socda gudaha caasimada Puntlnad ee Garowe.
 
Hoos ka dhegayso hadalka Gudoomiyaha
 
Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com