TARTAN IYO TACLIIN: Kulamo Adag oo Caawa la Isku Arki doono

Arbaco, Juun 24, 2015 (Daljir)_Inkasto dugsiyadii xalay ka qayb-galay Tartan iyo Tacliin ay In badan ku qaadatay in ay kala baxaaan ayaa hadana caawa waxa la rajaynayaa in kulama adag ay dhex maraaan qaar kamid ah iskuulada ku jira tartanka oo meelo kala duwan ka dhisan.

Hoos ka eeg kulmada Dhacaya

Xingalool Secondary School/Sanaag Vs Salaaxudiin Secondary School /Bari

Abdulahi Ibrahim/ Ufayn , Al-waaxa Secondary School /Nugaal


Daljir Nasib wacan ayey u rajaynaysaa tartamayaasha oo dhan

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com