TARTAN IYO TACLIIN:Kulamo Adag oo Dhacaya Caawa Midigalle-sanaag Vs Ilays Laascaanood

Sabti, Juun 27, 2015 (Daljir)_Kulamada Caawa dhacaya ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin ayaa la rajaynayaa inuu ka xiisa badnaado kulamadii hore ,waxaana dhinacyada tartamaya ay diyaar garow xoogan ugu jiraan sidi ay ugu soo bixi lahaayeen wareegyada xiga ee barnaamijka 
 
Hoos ka eeg Dugsiyada Caawa wada Ciyaaraya
 
 
Midigalle-sanaad  Vs Ilays Laascaanood
 
Balli-dhidin  Vs Nawaawi Garoowe 
 
 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com