Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Wariye Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe.
Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
FAALLOOYIN & FALCELIN
Waan jeclahay barnaamijka Caawa iyo Daljir