DHAGAYSO:Cali Xaaji Warsame oo Gal-Mudug uga Digay Sheegashada Dhul aysan Xukumin

Isniin, Juun 29, 2015 (Daljir)_  Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ahna siyaasi aad looga yaqaan Soomaaliya ayaa ka digay maamulka loogu magac daray Gal-Mudug ee dhismihiisu uu ka socdo Cadaado.

Cali Xaaji ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in go’aan adag oo geesinamo leh ay ka qaadato arimaha ay dowladda Soomaliya faraha kula jirto ,isaga oo tilmaamay in ay tahay waxaan la aqbali Karin in Maamulka Cadaado ay gobolka Nugaal sheegtaan.

Waraysiga oo dhinacyo badan uu uga hadlay Cali Xaaji Hoos ka dhagayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com