Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

Aabe laga xaday caruur uu dhalay oo Puntland fariin u diray (dhegayso)

Maxamud Maxamed nuur waa aabe kunool magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar,wuxuu sheegay in caruur gaaraysa 8 laga dhex xaday magaaladdda qardho.

Abahan ayaa sheegay in caruurtiisa in lagu hayo xiligan magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug,isago madaxda dowladda u diray fariin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com