Hal qof oo ku geeriyooday Burtile, khasaare hanti iyo dhaawac ayaa jira

Hal qof oo ku geeriyooday Burtile, khasaare hanti iyo dhaawac ayaa jira

 

Wararka Radio Daljir xaruntiisa Burtinle naga soo gaaraya ayaa sheegaya dab khasaare gaystay inuu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmada Burtinle.

Wiil uu dhalay mulkiilaha mehradda gubatay ayaa ku geeriyooday.

Dhaawac ayaa jira iyo khasaare maaliyadeed, sida uu soo sheegayo wariyaheena Farateeb.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com