Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland. (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland. (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray taliska guud ee ciidanka Booliska Puntland ee magaalada Garoowe.

Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaayey Wasiirka Wasaarada Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, waxaana uu Madaxweynuhu kormeerkiisa uga gollahaa Korjoogtayna hawlaha shaqo ee ay hayaan xafiisyada taliska Guud ee ciidanka Booliska Puntland, kuwaasi oo kala ah, Xarunta CID-da Puntland, Qaybta gobolka Nugaal iyo Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com