Allaha u naxariiste waxaa caawa shil gaari oo ka dhacay duleedka degmadda Waaciye ee gobalka karkaar ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mire oo kamid ahaa Xubnaha cusub ee Barlamaanka Puntland.
Gaari uu watay Xildhibaanka iyo mid kamid ah gawaarida xamuulka ayaa isku dhacay waxana uu sababay in xildhibaanka uu geeriyoodo.
Wixii kuso kordha daljir kalasoco.
COMMENTS