War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciiddanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqayn diyaaradeed oo ay fuliyeen Ciidamadooda ay ku dileen 200 oo katirsan kooxda Al-shabaab sanadkan gudihiisa .
Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in intii ay socdeen duqeymaha aysan jirin dad shacab ah oo wax ku noqday .
Soomaaliya waxaa ku sugan in kabadan 500 oo Askari oo katirsan Ciidamada Mareykanka kuwaas oo Soomaaliya u jooga sidii ay dowladda uga caawin lahaayeen dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab .
COMMENTS