Maxkamadda Darajada Kowaad ee Garoowe oo dil ku xukuntay 5 eedaysane (Daawo)

Maxkamadda Darajada Kowaad ee Garoowe oo dil ku xukuntay 5 eedaysane (Daawo)

Garoowe: Maxkamada Darajada Kwaad ee Gobolka Nugaal ayaa dil toogasho ah waxay ku xukuntay 5 eedaysane oo loo haystay kufsiga gabar yar oo ay ku kufsadeen Magaaladda Gaalkcyo.

Shanta Eedaysane Ayaa Kala Ahaa
1. Cabdirisaaq Axmed Cilmi
2. Cabdirisaaq Cali Cabdi.
3. Yuusuf Cabdulaahi Xirsi.
4. Ugaas Mire Barre.
5. Cismaan Maxamed Cabdilaahi

Hoos kadaawo xukunta Maxkamdda

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com