Dhegeyso:Maamulka degmada Godob-jiraan oo ka warbixiyey xaaladda degmada

Arbaco, Luuliyo 22, 2015 (Daljir) —Maamulka degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal oo maanta la hadlay Idaacadda daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee degmadaasi baahiyaha ka jira iyo tallabooyinka horumarineed ayku howlan yihiin.
 
Gudoomiyaha degmada Godob-jiraan Yuusuf Maxamed Faarax oo si durugsan uga hadlay baahiyaha deegaanka ka jira iyo waxyaabaha u qabsoomay mudadi ay ka arriminayeen degmadaasi ayaa tilmaamay in waxbadani u qabsoomen maamul ahaan, hase ahate ay jiraan caqabado badan oo dhinaca adeegyada bulshada ah oo deegaanka ka jira, kuwaasi oo uu sheegay inay ku howlan yihiin xalka gaaridooda.
 
 
Halkan ka dhegeyso Waraysiga gudoomiyaha Godob-jiraan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com