Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo xalisay khilaafkii kaluumaystada iyo dowladda

Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo xalisay khilaafkii kaluumaystada iyo dowladda

Xili maalmo magaaladda Boosaaso banaanbax ay kawadeen kaluumaystadda gobalka bari ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in la xaliyeey khilaafkii kaluumaystadda gobalka Bari iyo dowladda.

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayardka badda Puntland Faarax Cawaash oo warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay in la xaliyeey tabashadii kaluumaystadda gobalka bari isla markaana xaalddu ay tahay mid daggan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com