Sabti, Agoosto 01, 2015 (Daljir) — Iyadoo maalintii sedexaad uu magaalada Kismaayo ka soconayo shirka la doonayo in lagu ansixiyo dastuurka maamulka Jubbaland, ayaa waxaa arimahaasi saxaafadda uga warbixiyay wasiiru dowlaha madaxtooyada Jubbaland Mudane C/qani Cabdi Jaamac.
Masuulkan oo warbaahinta kula hadlay gudaha xarunta Caymiska oo ah halka uu shirku ka soconayo ayaa sheegay in ergada 300- ah ee ka doodeeysa arimaha dastuurka ay maanta aad uga doodeen qodobo dhowr oo kamid ah qabyo-qoraalka dastuurka Jubbaland.
Dhagayso
COMMENTS