Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay go,aan ah in Jaamacada dalka Soomaaliya aysan qaadan karin arday aan galin Imtixaanka qaranka.
Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’iid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu ka sheegay hadalkan.
Dhegayso.
COMMENTS