Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Puntland Maxamud ismaacil ciyoon oo Waraysi gaar ah siiye Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyey Shir dhawar Cisho Badhan uga Socdey Masuuliyiinta Labada Gabada Gele ee Dawlada Puntland ee ka soo jeeda Gobolada Sanaag iyo Haylaan ee Puntland.
Sido kale Guddoomiyaha ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyadda Ciidamadda Maamulka Somaliland kawaddan Gobalka Sanaag wuxuna sheegay in Ciidamadu Magaaladda Badhan u jiraan 60 KM.
Halkan Kadaawo Waraysiga Guddoomiye Ciyoon.
COMMENTS