Sabti, Ogoosto 15, 2015 (Daljir) — Cabdirashiid Maxamed Xiddig wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Soomaaliya iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay waxay gaareen magaalada Kismaayo.
Wasiirka oo shalay galab xarunta madaxtooyada kula hadlay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in ay Kismaayo u imaadeen sidii ay uga qayb geli lahaayeen doorashada Madaxweynaha Jubbaland oo la filayo in ay dhacdo maanta
Dhagayso
COMMENTS