Sabti, Ogoosto 15, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha talada haya ee dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku guuleystey inta badan codadkii ay xildhibaanada dhiibteen.
Waxaa doorashada goob joog ka ahaa wakiilo ka socday beesha caalamka iyo marti sharaf kale oo badan.
Maxamed Cusmaan Yuusuf : 0
Cusmaan Xaaji Feyruus : 2
Hilowle Maxamed Aadan : 2
Axmed Maxamed Islaam : 68 Cod
2 cod ayaa xumaatay, 74 xildhibaan ayaa codeysey.
COMMENTS