Wasiirka caddaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntland “Xalka kaliya ee kufsiga lagu joojin karro waa in la ciqaabo kuwa gaystay”

Wasiirka caddaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntland “Xalka kaliya ee kufsiga lagu joojin karro waa in la ciqaabo kuwa gaystay”

Wasiirka Cadaaladda Puntland Cawil sheekh Xaamud oo waraysi gaar ah sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay falaalka kufsiga ah ee kusoo badanaya degaanadda Puntland,isago sheegay in kufsiga uu yaraan lahaa hadii la ciqaabo dambilayaasha dhibka geeysta.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com