Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo ka daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo jooga Magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
COMMENTS