Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Caqabadaha haweenka ka haystay dhanka siyaasada ( dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Caqabadaha haweenka ka haystay dhanka siyaasada ( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa caqabadaha haweenka ka hor taagan kamid noqoshada goleyaasha dowladda sida Baarlamaanka,golaha Wasiiradai, iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay? barnaamijka waxaa marti noogu ah Safiyo Cabdi Axmed oo xubin ka ah dalada Dan-wadaag.

Waxaa soo jeedinaysa wariye Iqra Aragsan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com