Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Guddoomiyaha degmada Jariiban oo digniin udiray Hay,adaha ka howlgala degmada

Gudoomiyaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa maanta xafiiskiisa shir kula qaatay Shaqaalaa wasaaradaha kaladuwan ee Puntland, kuwaasoo ka hawlaga degmada Jariiban.

Shiraan ayaa looga hadlayey sidii maamulka degmada iyo shaqalaha kaladuwan ee dawladdu ay isugu xirmi lahayeen isla markaana u wadda shaqayn lahayeen.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Hay,adaha iyo ENGO,yada qandaraasyada ka qabanaya degmada Jariiban kuwaaso meel kale tartan kusoo galaya kadibna u tartamaya Shaqo laga qabanayo Degmo Jariiban wuxuuna sheegay inaysan taasi dhici doonin.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com