Gudoomiyihii Hore ee Golaha Deegaanka Buuhoodle Cabdifarax Cali Cawil oo Maanta Waraysi Siinayey Warbaahinta Daljir ayaa Waxaa uu ugu Baaqay Madaxda Sare ee Dawlada Puntland inay ka Shaqeeyan Sidii dib loogu Hawl Galin Lahaa Golihii Deegaanka Buuhoodle oo Hada Fadhiid ah.
COMMENTS