Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Caabudwaaq oo aysan ka shaqaynin lacagta shilinka Soomaaliga ah (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada,Caabudwaaq oo aysan ka shaqaynin lacagta shilinka Soomaaliga ah (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonaa sababta lacagta shilinka Soomaaliga ah aan looga isticmaalin degmada Caabudwaaq mudo 2 sano ah.

Waxaa soo jeedinaysao wariye Hodon Sulub Diini.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com