Wadayaasha gaadiidlayaasha ee magaalada Garoowe ayaa dhigay dibadbax ay ku muujinayaan inay kasoo horjeedaan gaadiidka iska rogooyinka ee qaada dhagxaanta iyo ciidda guryaha lagu dhiso, kadib amar kasoo baxay maamulka degmada Garoowe oo lagu soo rogay inay bixiyaan lacago dheeraad ah oo aan ahayn canshuurta dowladda.
Shacabka Puntland ayaa inta badan laga qaadaa lacago aan ku qornayn dastuurka dowladda Puntland, kaasi oo aan ku jirin miisaaniyadda dowladda.
Gaadiidka Iska rogooyinka ah ee ka shaqeeya magaalada Garoowe ayaa kujira maalintii shanaad oo shaqo joojin ah kadib markii Dawlada Hoose kusoo rogtey lacago cusub oo cashuur ah.Daawo warbixin dhamaystiran aragtidaadana noo reeb
Posted by Radio Daljir on Thursday, April 18, 2019
COMMENTS
Naftu inay maqnaatiyo inay mahad ku nooshahay labadaa midweeyee,ee
Reer puntlandiyoow waa iga talo ama kahara, kana hadla dadkani aanan meelnaba u soon, inlagu DABA
Lumo ookeliya mudo 30 sano,kabadan,
Uma arko in wax isugu kaaya dhimanyihiin,waagey soo noqdaan
Ha,inoo AHAATO hadii LA,isqaadan karo waa 41 kow iyo atartan sano
Oo waqtilumis ah bay kujirtaa puntland laga soo bilaabo 1978-2019 ayaa hammer lala dhacayey
Puntlaand war wax fahma ibini aadam ma aha 24/7 tie horumar ma aha, tan XIGTA HAWIYE jabuuti koofur galbeed waa ay kamidaysan
YIHIIN go,iyaane isaaq iyo in lagu kala dhintaalo ma aha weeyga aad
WAX U eegaysaan bro waad hurudaan
Kakaca (isaaq warsangeli iyo Thule
Bahante wada qaado ama 90% xagaada
Mudug in lala go,o ama laciriiriyo
WAX BADAN oo dhul ah