Madaxweyne Farmaajo oo ciidamada ku dhiirigaliyey ladagaalkanka Al-shabaab iyo dib-u-xoraynta gobolada maqan (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo ciidamada ku dhiirigaliyey ladagaalkanka Al-shabaab iyo dib-u-xoraynta gobolada maqan (dhegayso)

Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa booqday deegaanka Sabiib oo ay dhawaan ciidamada dowladda ay ka qabsadeen Ururka Al-shabaab.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamada ay isku diyaariyaan dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo dib looga xoraynayo gobolada Shabeelaha Hoose oo Soomaaliya ugu khayraadka badan.

Booqashada madaxweynaha ee deegaanka Sabiib waxaa ku weheliyay Taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com