Maxaa looga hadlay Shirkii golaha Wasiiradda Puntland?

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha Wasiiradda Puntland?

Shirka Golaha Xukumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Goddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga haydlay Amniga dalka, Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Xukuumadda, Xaaladda Abaarta, warbixinta Guddiga maaraynta Arrimaha Kufsiga iyo wabixino kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com