Xoolo dhaqato baaq udirtay dowladda Puntland dhegayso)

Xoolo dhaqato baaq udirtay dowladda Puntland dhegayso)

Xooladhaqatada deegaanka Carta ee gobolka Bari ayaa qaylo dhaan udirtay dowladda Puntland waxaana ay ugu baaqeen in dadka iyo duunyadu ay haysato abaar iyo biyo la,aan.

Cabdiqaadir Xasan Maxamed oo ah Guddoomiyaha tuulada Carta iyo qaar kamid ah xoolo dhaqatada ayaa la soo xiriiray radio Daljir.

wariye Cabdiraxmana Xudayfi ayay uwarameen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com