Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday sarkaal katirsan ciidamada Jubaland

Khasaare kadhashay weerar lagu qaaday sarkaal katirsan ciidamada Jubaland

Hal askari ayaa ku geeriyooday, lix kallena waa ay ku dhaawacmeen uu ku jiro sarkaal katirsan ciidamada Jubaland, kaasi oo ah taliyaha ciidamada Jubaland ee deegaamada Taabta iyo Dhoobley.

Weerarka ayaa kadhacay hoyga uu ku daganyahay magaalada Dhoobley, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa weerar loo adeegsaday bam gacmeed.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com