Gabar sideed sano jir ah oo Garoowe lagu kufsaday (dhegayso)

Gabar sideed sano jir ah oo Garoowe lagu kufsaday (dhegayso)

Hooyo Muno Xasan Isaaq oo ku nool kaam ku yaala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland ayaa warbaahinta Daljir u sheegtay in kufsi loogu gaystay hoygeeda gabar sideed sano jir ah oo ay guriga uga tagtay.

Waxaa ay sheegtay dhaqaatiirta inay baaritaan ku sameeyeen oo ay caddeeyeen, waxaana ay xustay ninka falka gaystay inuu hadda saldhig uu ugu xiranyahay.

Xasan Heykal oo Bosaso ku sugan ayay khadka taleefanka ugu warantay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com