Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

Waxgaradka gobolada dhexe oo madaxwaynaha Puntland farriin usoo diray (dhegayso)

Suldaan Beyle Cabdicasiis Cumar Daad Suldaan Beyle oo kamid ah waxgaradka Gobaladda dhexe ayaa ka hadlay shirka lagu qabanayo Magaaladda Garoowe ee DFS iyo Dowlad gobaleedyadda.

Wuxuu ugu baaqay madaxweynaha Puntland in guul uu ka dhaliyo shirka oo ay kaso baxaaan qodobo dan ugu jirto somaaliweyn.
Maxamed Lakiman ayuu Muqdisho ugu waramay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com