Maxaa laga filan karaa shirka Garoowe ee madaxda dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah? (daawo)

Maxaa laga filan karaa shirka Garoowe ee madaxda dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah? (daawo)

 

Shirka maanta kafurmay magaalada Garoowe ee u dhaxeeya madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, maxay tahay waxa laga filan karro inay kasoo baxaan, iyadoo shirar hore u dhamaaday lagu kala tagay farxad, kadibna aan la fulin heshiisyada la wada galo?
Xassan Heykal ayaa aragtidooda waydiiyay qaar ka mid ah shacabka magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland

Shirka maanta kafurmay magaalada Garoowe ee u dhaxeeya madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, maxay tahay waxa laga filan karro inay kasoo baxaan, iyadoo shirar hore u dhamaaday lagu kala tagay farxad, kadibna aan la fulin heshiisyada la wada galo?Xassan Heykal ayaa aragtidooda waydiiyay qaar ka mid ah shacabka magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Posted by Radio Daljir on Sunday, May 5, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com