Qardho: Iskuulka dhagoolayaasha Qardho oo xaflad loo qabtay (sawiro)

Qardho: Iskuulka dhagoolayaasha Qardho oo xaflad loo qabtay (sawiro)

 

Carruurta dhagaha la’a ayaa lagu tilmaamaa kuwa aanay Soomaaliya ka helin fursado wax lagu baro, balse magaalada Qardho ayaa waxaa ku yaala dugsi wax lagu baro.

Haddaba dugsigaasi ayaa maanta usoo xiray ardaydaasi sanad dugsiyeedkii 2018-2019.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixintaan kadiyaariyay.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com