Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maalintii labaad guddoomiyay Shirka Wadatashiga Heer Qaran oo ka socda magaalada Garoowe, kaasi oo lagaga arrinsanayo aayaha iyo mustaqbalka shacabka Soomaaliyeed, laguna xoojinayo wadashaqaynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.
COMMENTS