Dad shacab ah iyo Ciimadamo ayaa lagu Dilay Iska Horimaad ka dhacay Khartuum

Dad shacab ah iyo Ciimadamo ayaa lagu Dilay Iska Horimaad ka dhacay Khartuum

4 qof oo shacab ah iyo Gaashaanle ka tirsan Ciidanka Milliteriga ayaa lagu dilay iska Horimaadkaasi  oo ka dhacay  saacado kadib , markii Golaha Milliteriga  ee maamulka dalkaasi haya iyo Hoggaamiyayaasha Dibadbaxayaasha heshiis ka gaareen Nidaamka kala-guurka .

Kooxo hubaysan ayaa la sheegay inay weerareen ciiddan iyo dibadbaxayaal ku sugnaa duleedka Xarumaha  dhexe ee Taliska Milliteriga Magaalada Khartuum .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com